Isbeheysiga Azimio oo dalbaday inay is casisho madaxa xafiiska diiwaangeliya xisbiyada
By Ayanle Dhiire (Boundless Media) Isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja -One Kenya ayaa dalbanaya inay is casisho Ann Nderitu oo ah madaxa xafiiska diiwaangeliya xisbiyada siyaasadeed ee dalka. Mucaaradka ayaa haweeneydan ku dhaliilay qaabka ay u wajahday muran ka…