Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan oo helay damaanad maxkamadeed
by abdinajib abdullahi Pakistan (Boundless media)_Maxkamadda qaabilsan dhageysiga dacwadaha la xiriira argagixisannimada ee magaalada Islamabad ee dalka Pakistan ayaa damaanad ku siidaysay Ra’iisul Wasaarihii hore ee wadankaasi Imran Khan oo wajahaya kiisas dhowr ah. Warbaahinta maxalliga ee Pakistan ayaa ku…