RA’IISUL WASAARE XAMSE OO MASAR TAGAYA IYO UJEEDDKA SOCDALKIISA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaas kaga qaybgalayo shir madaxeed looga hadlayo Isku dubaridka Ganacsiga gaarka loo leeyahay si…