Dawlada kenya oo balanqaday in ay hoy siiso dadkii ku barakacay fatahadihii ismaamulka tana River
By Ayanle Dhiire Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Dr. Raymond Omollo ayaa sheegay in dowladda dhexe aynan hilmaamin qoysaskii ku barakacay daadadkii saameeyay ismaamulka Tana River ee gobolka Xeebta. Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inuu…