Cudurka aafada oo dhalin kara tiro dhan 140,000 ilaa 300,000 oo kiis maalintii wadanka U.S.
Ridwan Ali Qaranka oo si dagdaga usoo tabinaya in ka badan 70,000 oo xaaladood maalintii, sida lagusoo saaray daabacaada Washington ee kasoo baxday todobaadkan korodh laga dareemay ku dhawaad 60,000 celcelis ahaan malin kasta muda kayar lix bilood. Justin lessler,…