Ismaamullo ay ka mid yihiin kuwa waqooyi bari ee dalka kenya oo laga sameyn doono tallaalka jadeecada
Abdinajib Abdullahi Wasaaradda caafimaadka ee dalka kenya ayaa sheegtay in iyada oo kaashanaysa hay’ado ay ka mid tahay UNICEF tallaal ka dhan ah cudurka jadeecada laga fulin doono 22 ismaamul. Dowlad deegaanadan ayaa kala ah Garissa, Wajeer , Mandera Baringo,…