Aqriso: Warqad sir ah oo uu Maxamed Siyaad Barre qoray kahor geeridiisa oo la helay
By Maxamed Xaaji Ingiriis London (Boundless media) – Maalinnimadii Talaadada ee bishii Oktoobar ay ahayd 10-ka, sannadka 2023, waxa aan baaritaan cilmi-baariseed u tagay keydka lagu keydiyo dokumentiyada taariikhiga ah ee dalka Ingiriiska (UK National Archives). Waxaan daba-joogay dhammeystirka daraasad…