IEBC oo sheegtay inay diyaar u tahay doorashada ku celiska ee Garissa
By Abdinajib Abdullahi Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee (IEBC) ayaa sheegay inuu si buuxda ugu diyaar garoobay maareynta doorashada ku celiska ee deegaan baarlamaneedka Garissa Township ee ismaamulka Garissa oo la qaban doono 5-ta bisha koowaad…