Rag reer Lewiston ah ayaa lagu xukumay nidaamka khiyaanada daryeelka caafimaadka
Ridwan Ali Labada nin ee qaxootiga somalida ah ayaa xafiis ku lahaa Lewiston ka shaqeeya turjumida luqadaha. Qaadi heer fadaraal ah ayaa laba nin ku xukumay inay soo celiyaan lacag gaadhaysa $2.4 milyan. Nin waxaa lagu xukumay labo oo xabsi…