Doorashadii iyo Hanti dhawrka dhaqaalaha magaalada Portland
Ridwan Ali Sagaal musharax ayaa ku guulaystay kuraas ka tirsan gudiga axdiga sare ee Portland doorashadii ka dhacday meeshaas talaadadii, taasna kordhinaysa isbadal suurto gal ah lagu sameeynayo dawlada gobalka Maine, sida duqa magaalada lasiin doono awood xoogan. Sagaalkaas qof…