Dawlada Kenya oo malgalin ka sameyn donto Degganada oomanaha!
By Ayanle Dhiire (Boundless Media) Dowladda dhexe ayaa sheegtay inay mudnaan siin doonto in maalgelin dhanka cunnada ah laga sameeyo deegaannada oomanaha ee loo yaqaano ASALs. Madaxweyne ku xigeenka dalka ,Rigathi Gachagua ayaa arrinkan shaaca ka qaaday. Mr. Gachagua ayaa…