Madaxweyne Ruto oo xil u magacaabay wasiirkii hore ee Arrimaha Bariga Afrika
By Ayanle Dhiire Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa wasiirkii hore ee arrimaha bariga Afrika iyo horumarinta gobollada Aadan Maxamad u magacaabay madaxa hirgelinta istaraatiijiyadda horumarineed ee dowladda dhexe. Tani ayaa timid ka dib markii uu madaxweyne William Ruto dib u…