Xildhibaan Babu Owino oo lagu siidaayay 100,000 oo damaanad lacageed ah
By Ayanle Dhiire Maxkamadda Milimani ee magaalada Nairobi ayaa damaanad lacageed oo dhan 100 kun oo shilin ku siidaysay mudanaha deegaan baarlamaneedka bariga Embakasi ee ismaamulka Nairobi, Paul Ongili oo loo yaqaano Babu Owino iyo Lix qof oo kale. Eedeysanayaasha…