COVID-19 oo tiradiisu kor ugusii kacayso gobalka Maine, iyadoo 665 xaaladood laga helay guud ahaan gobalka.
Ilaa wakhtigii ay masiibadani bilaabmatay Maine waxaa laga diiwaan galiyay 77,578 xaaladood oo Covid-19 ah iyo 940 xaaladood oo dhimasho ah, dhamaan gobalada Maine marka laga reebo degmada Lincoln ayaa hada lagu tilmaama inay tahay mida ugu tirada saraysa ee…