Cunsuriyad xasuuqii magaalada Tulsa Oklahoma ayaa maanta laga jooga 100 sano
1921, Bishii lixaad kowgeedi ayaa cusiriyiinta loo yaqqano KKK aya werar kuqaaday wixii madow ahaa oo magalada Tulsa ku nool haday noqoto ganacsigoodii iyo guryahoodii. Halkaas ay boqolal ku dhinteen halka ay boqolal kun guri la’aan ku noqdeen. Xafada Greenwood…