Canshuur celintii ayaa bilaabmaysa maalinta Khamiista july.
Canshuur celinta ayaa bixintooda labilaabaya ugu horeeyn maalinta khamiista soconaysa ilaa bisha labo iyo tobnaad. Lacagta la bixinayo ayaa ah $250-$300 cunugiiba. Ciyaalka da’doodu tahay 6 jir wixii ka yar helayaan $3,600 halka 6 jir ilaa 17 jir ay helayaan…