Dowladda Soomaliya oo digniin adag u dirtay maamulka Soomaliland
By isxaaq Rashiid Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay carqaladeyn lagu sameeyo diyaaradaha isticmaala hawada Soomaaliya, gaar ahaan marka ay marayaan hawada gobolada Waqooyi ee Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Fardowso Cismaan…