Ethiopia oo ka jawaabtay hanjabaaddii Al-Siisi
By abdinajib abdullahi Addis Ababa (Boundless media) – Dowladda Ethiopia ayaa markii u horeysay ka hadashay digniintii uu shalay u diray madaxweynaha Masar Cabdulfataax Al-Siisi, taasi oo uu ku sheegay in Soomaaliya ay difaacayaan, haddii ay Itoobiya ka laaban weydo…