Qarax lala beegsaday askar keentan ah iyo warar ka soo baxaya
By isxaaq Rashiid Qarax miino ayaa ka dhacay degaano katirsan Magaalada lamu ee gobolka waqooyi Bari ee dalka kenya, kaas oo lala beegsaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Kenya Qaraxa ayaa la sheegay in uu qabsaday gaari…