SACIID DENI oo soo saaray dalab la xiriira arrinta GEDO
by abdinajib abdullahi Garoowe (Boundless media) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay furitaanka kalfadhiga baarlamaanka maamulkaas ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda dalka. Saciid Deni ayaa khudbadiisa…