Museveni oo shaaciyay tirada askarta looga dilay weerarkii Buulo-Mareer
by abdinajib abdullahi Kampala (Boundless media) – Madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale ka hadlay weerarkii xooganaa ee todobaad ka hor lagu qaaday saldhig ay ciidankiisa ku leeyihiin magaalada Buulo-Mareer oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Yoweri Museveni…