Madaxweyne XASAN oo sameeyay ballan qaad la xiriira doorashada 2026
By Abdinajib Abdullahi Muqdisho (Boundless media ) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qaybgalay kulan dadweyne oo su’aallo lagu weydiinayay ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada 2026. Madaxweyne Xasan Sheekh…