IN KABADAN 33KUN ARDAY OO U FARIISATAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 12AAD IYO WASAARADDA WAXBARASHADA OO KA HADASHAY
In kabadan 33kun arday oo u fariisatay imtixaamka shahaadiga dugsiyada sare iyo wasaaradda waxbarashada oo ka hadashay" Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Tacliinta Sare waxa ay guul weyn u rajaynavsaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta oo ah 27ka bisha Maajo,…