R/W Rooble oo amar culus siiyey saraakiisha amniga, ka hor safarkiisa KENYA
by abdinajib abdullahi Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah garoonka Aadan Cadde kula qaatay saraakiisha laamaha ammaanka, xilli uu kusii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa…