Madaxweyne kuxigenka kenya oo Difaacay kharashaadka kubaxa safarada Dibada ee madaxweynaha!
By Ayanle Dhiire (Boundless Media) Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa gaashaanka u daruuray wararka sheegaya in hoggaamiyaha ugu sarreeya wadanka William Ruto uu safarrada dibadda ku bixiyo qarashaad saddex jibaar ka badan intii uu adeegsaday madaxweynihii ka horreeyay…