Madaxweynaha Dalka Kenya oo sheegay in Qorshaha Dawlada uu yahay in shaqo Abuur la sameeyo,
By Ayanle Dhiire (Boundless Media) Madaxweynaha dalka oo sheegay in qorshaha dowladda uu yahay in shaqo abuur la sameeyo Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in ajeendaha diiradda u saaran dowladda dhexe uu yahay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa…