Ku dhawaad 100 qof oo lagu dilay dalka Sudan
By Abdinajib abdullahi sudan(Boundless media)_Qaraxyo ayaa maanta oo Isniin ah ruxay caasimadda dalka Suudaan ee Khartoum, iyadoo uu maalintii saddexaad ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidammada Suudaan iyo kooxda Rapid Support Forces (RSF). Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken…