Dowlada Kenya oo shaacisay tallaabo ay qaadeyso oo ku wajahan xadka Soomaaliya
By Abdinajib Abdullahi Nairobi (Boundless media) – Wasiirka difaaca Kenya, Aadan Barre Ducaale oo ku sugan xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weerarada ay kooxda Al-Shabaab ka fuliso halkaas, gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari…