Kenya Nin ku eedaysan dilka labo hablood oo uu dhalay oo maxkamad la soo taagaya
By Abdinajib Abdullahi Nin horay loogu soo eedeeyay dilka labo carruur oo yar yar islamarkaana uu isaga dhalay oo dilkoodu ka dhacay dowlad deegaanka Kisii ayaa la shaaciyay inuu maskax ahaan u caafimaad qabo dhawaana maxkamad la soo taagayo si…