Maine Warden Service waxay ku dhiiri galinayaan taxadar weyn ugu yaraan shan qof markay ku dhinteen biyaha
Ridwan Ali Maine warden ayaa dadka gobalka Maine u sheegaya inay biyuhu wali qabowyihiin lakin hadii aad doon saarantahay jakada dabaasha xidho. Maalintii arbacada Warden waxay shaaciyeen inay raadinayaan nin reer Oregon ah halkaas loo ma laynayo inuu ku dhintay…