Waxaa la shaaciyay xiliga uu furmayo shirkii uu iclaamiyay mw Xasan sheikh
Waxaa maalinta barri ah oo ku beegan 16-ka bishaan ka furmaya magaalada Muqdisho Gogoshii uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynahaa Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa waxaa ka qayb gelaya wufuud kala duwan oo ka…