Shirka madaxda qaranka iyo Siyaasiyiinta oo maalinkii labaad galay
By isxaaq rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka Wada-tashiga madaxda qaranka iyo madaxdii hore ee dalka oo maanta galay maalintiisii labaad. Kulanka maanta waxaa ka qayb-galaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur,…