Xiisadda Beledweyn oo kasii dirtay iyo wararkii ugu dambeeyay
by abdinajib abdullahi Beledweyne (Boundless media) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay kasii dartay xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne, kadib tallaabo uu qaaday guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolkaasi, Mudane Cali Jayte Cismaan. Ilo…