Afhayeenka Farmaajo oo ku dhowaaqay inay kala tageen Cali Yare iyo Nabad iyo Nolol
by Abdinajib Abdullahi Muqdisho (Boundless media) –Warsaxaafadeed kasoo baxay kooxda Nabad iyo Nolol oo ah taageerayaasha madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu sheegay inuu xisbiga isaga baxay siyaasiga caanka ee Cali Yare Cali oo horay…