Diyaarad sidday maamulka cusub ee GEDO oo laga soo celiyay Garbahaarey
by abdinajib abdullahi Garbahaarey (Boundless media) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaarado ka baxay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliyaa, kuna sii jeeday gobolkaas laga soo celiyay magaalada Garbahaarey oo xarun u ah Gedo. Diyaaradaha…