Kalonzo Musyoka oo doonaya in dowladda ay ka hadasho weerar uu Raila sheegay in lagu qaaday
By abdinajib abdullahi Nairobi(Boundless media) Hoggaamiyaha xisbiga Wiper ,Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in aynan marnaba ka daali doonin in ay dowladda dhexe ka dalbadaan faahfaahin ku saabsan weerar uu madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ku…