BOOLISKA IYO WASAARADDA WAXBARASHADA OO MUQDISHO KULAN KU YEESHAY
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyey in ay ka shaqeeyaan Amniga iyo Amaanada Imtixaanka. Wasiir Faarax iyo S.Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Saraakiisha kula dar daarmay…