DF oo qaaday tallaabo deg-deg ah kadib dagaalkii Jowhar
By Abdinajib Abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya oo war qoraal ah soo saartay ayaa ka hadashay dagaakii xooganaa ee gelinkii dambe ee shalay ciidamada Danab iyo kuwa HirShabelle ku dhex-maray gudaha magaalada Jowhar. Warsaxaafadeedka ayaa waxaa…