DF Soomaaliya oo shirka Tanzania kaga faantay arrin fadeexad culus ay ka dhalatay
By Abdinajib Abdullahi Dar Es Salaam (Boundless media) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta hadal ka jeediyay shir-madaxeedka Afrika ee horumarinta awoodda aadanaha ee ka furmay magaalada ee dalka Tanzania. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladda federaalka…