Hogamiyaha mucaradka Kenya oo ku hanjabay in ay dib u billabayaan dibadbaxyadii hadii la ansixiyo Hindise maliyadeedka sanadkan!
By Ayanle Dhiire (Boundless Media) Madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio la Umoja- One Kenya, Raila Odinga ayaa soo saaray digniin ah inay dib u billaabi doonaan dibadbaxyadii ay hakiyeen haddii baarlamaanka uu meel mariyo hindise maaliyadeedka sanadkan ee Finance Bill,…