Tirakoob ka socday xeryaha Dadaab oo la hakiyay
by abdinajib abdullahi Waxaa hakad la galiyay tirakoobkii ka socday xeryaha qaxootiga ee Dadaab sababo la xiriira cudurka COVID19. Tirakoobka shacabka xeryaha oo soo billowday 23-kii bishii lixaad ee sanadkan ayaa ka socday xeryaha IFO, Dhagaxleey iyo Xagardheer. Waxaa iska…