Madaxweynaha Ruwanda oo sheegay in markii afaraad uu u tartamayo madaxtinimada dalkaas
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Rwanda oo shaaciyey inuu markii Afaraad tartami doono, iskana laalay eedeymaha Reer Galbeedka Madaxweynaha dalka Rwanda, Paul Kagame ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Murashax ka qeyb geli doono Doorashada Madaxtinimada ee la qaban doono sanadka soo…