DEG DEG Guddi loo magacaabay waxii ka danbeeyay dagaalka Baraawe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa guddi u magacaabay in aay ka warkeenan dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada baraawe ee goofur galbeed By isxaaq Rashiid
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa guddi u magacaabay in aay ka warkeenan dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada baraawe ee goofur galbeed By isxaaq Rashiid
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo war saxaafadeed kasoo saartay duqeymo diyaaradeed oo xalay lagu burburiyay xaruntii shirkada degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. Waxaana deegaankaasi ka go’ay adeeygadii isgaarsiinta iyo EVC Plus oo lafdhabar u ahaa nolosha dadweynaha By isxaaq Rashiid
XIL KA QAADIS : WASIIRKA AMNIGA IYO WASIIR KU-XIGEENKA ARRIMAHA GUDAHA . maamulka Puntland ayaa xilka ka qaaday qarkamid xubnaha golaha wasiirada sida lagu sheegay warsaxafaded u dhignaa sidan Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo…
Maxkamada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ay dhawaan kula kaceen fal tacadi ah. Mid ka mid ah dhallinyarada ayaa maxkamaddu…
Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca…
Gaarigan oo la sheegay in uu watay sargaal ka tirsan dowladda ayaa hadda lagu qarxiyay isgooyska zoope Waxaa la sheegay in gaariga walxaha qarxa loogu xiray sargalkan hase ahate lama soo warin wax qasaare ah Wadada maka'almukarama ee muqdisho ayaa…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in xalay fidkii 09/Jun/2023 abaare 07:55 PM 7 katirsan Al-Shabaab ay Weerar ku qaadeen Hoteel Pearl oo ku yaalla Degmada Cabdicasis. Warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Hoteelka ay Al-Shabaab weerareen uu ahaa goob…
Dowladda ayaa sheegtay in aay soo afjartay weerarkii xalay ee aay AS ku qaaden hotel Pearl oo ku yaalla xeebta liido Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo iyo rasaas toos ah oo aay adeegsanayen raga soo qaaday kuwas oo gudaha u…
Wali waxaa socda howl aay wadaan ciidamada haramcad ee sida garka ah u tababaran kaas oo aay ku soo afjarayan rag hubeysan oo gudaha u galay Hotelka Pearl ee ku yaala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho Wali si rasmiya looma…
Rag hubeysan oo AS ka tirsan ayaa gudaha u galay hotelka waana la soo afjaraya sida waxaa sheegay saraakisha amaanka muqdisho waxii ku soo kordha Boundless MEdia - Somali ayaad Kala socon doonta" By isxaaaq Rashiid