Guddoomiyaha Shabeellaha Hoose oo sheegay in tallaabo laga qaadi doono dadka Isbaarada dhigta
By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo ku sugan degmada Walanwyen ee Gobolkaas ayaa ka hadlay Shaqaaqadii dhawaan ka dhacday duleedka degmada Walanweyn, tas oo u dhaxeysay Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Kooxo Maleeshiyo Beeleed ah. Guddoomiyaha…