Hawlgalo Amni oo sanadka Dambe laga billabayo ismaamulada Marsabit meru iyo isiolo
By Ayanle Dhiire Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa sheegay in qorshuhu uu yahay in bisha koowaad ee sanadka soo socdo la sii ballaariyo howlgallada amni ee laga wado 6 ismaamul oo ku yaalla Waqooyiga…